Soo dhowaada (Somali)
Himiladayada
Waxan ku soo dhoweynaynaa caruurta magaaladan Dugsiyada Dadweynaha Boston, halkanoo waxbarid iyo waxbarasho wax ku-ool ah loogu diyaariyo ardaydeena oo idil siday u hantaan heerar sare, oo ahna meel bulshada dhmaanteed ay u wada shaqeeyaaan siday isha ugu hayaan caruurta.
Dugsiyada Dadweynaha Boston waxay u tarjumaan qoraallo badan qoysaska min Ingiriisi ilaa todoba afafka ugu waaweyn ee lagaga hadlo dugsiyadeena. Qoraallada soo socdaa waxay bixiyaan warar muhim ah xagga waxbarashada ilmahaaga:
Xogta Guud
Hagaha Guusha ee loogu tala-galay Ardayda Dugsiyada Sare ee Boston
Waraaqaha Lidka Tahdiida Boosta baa Lagu Dirayaa
Xidhida dugsiyada xaga cimilada
Buugyaraha Adeegyada Taageerka Waxbarashada
Arjiga Codsiga Adeegyada Taageerka Waxbarashada
Hagaha DDB ee Qoysaska iyo Ardayda
‘Boston R.O.C.K.S.’!!! Waa Xaanshi Xayaysiis
Xulashada Dugsi
Farriin Muhim ah ku socota Qoysaska Bartayaalka Luqadda Ingiriisiga
Soo Banshigida Dugsiyada Dadweynaha Boston 2012
Xaanshiyaha Xogta Ushintirinta Xanaanada
“10 Siyood ee Isudiyaarinta Xanaanada”
Barnaamijka Shaqo Fasal oo Sare (Advanced Work Class - AWC)
Nidaamka Degenaanshaha:
- Xaanshida Xaqiiqada
- Su’aalaha Badanaaba Lays Weydiiyo
- Cadaynta Hantiilaha Guriga
Adoo hada isu diiwaan geliyey dugsi…Maxaa ku xiga?
Cuntooyin Bilaash ah ama Qiime Jaban
Arjiga Kooban ee Cuntada, Tilmaamaha Arjiga Cuntada, Arjiga Codsiga Cuntada
Waraaqaha Kale
Kalaqaadida Cudurka “MRSA Staph Infection” – Dhambaalada Qoysaska loo diray
Kalaqaadida Cudurka “MRSA Staph Infection”– Xaanshida Xaqiiqada
Gaadiidka: Xogta Kudejinta/Kaqaadida iyo Arjiga Gaadiidka Kaduwan
Wixi Caawinaad ah, fadlan wac
Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xarumada Waxtarmada Qoyska
- Aaga Bari: 617-635-8015
- Aaga Waqooyi: 617-635-9010
- Aaga Galbeed: 617-635-8040
Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xafiiska Barteyaalka Af Ingiriisiga
617-635-9435
Magaalada Boston
Xafiiska Duqa Magaalada ee Reer Bostonka Cusub
617-635-2980
